Obsidian: Qalabka ugu fiiqan ee dadkii hore ayaa wali la isticmaalayaa
Qalabkan cajiibka ah ayaa marag madoon u ah xariifnimada iyo kartida aadamaha – waxaana iswaydiin leh, waa maxay aqoontii iyo farsamooyinkii qadiimiga ahaa ee aynu ku ilaaway tartanka aynu u jaheyno horumarka?