Fossils ilko hore oo jiray 9.7 milyan sano ayaa dib u qori kara taariikhda aadanaha
Helitaanka ilko da'doodu tahay 9.7 milyan oo sano ayaa khubarada qaar ku tilmaamaya in laga yaabo in Yurub ay tahay meesha dhabta ah ee bini'aadmigu ku dhashay, oo aanay ahayn Afrika sidii hore loo malaynayay.