Evolution

Kalluun fossil ah oo laga helay dhulka sare ee Himalayas! 6

Kalluun fossil ah oo laga helay dhulka sare ee Himalayas!

Saynis yahano baadhaya meesha ugu sarreysa ee buurta Everest oo ah buurta ugu dheer dhulka ayaa helay kalluun la fosil ah iyo xayawaano kale oo badda ku jira kuwaas oo ku dhex jira dhagaxa. Sidee baa haraaga badan ee xayawaan badeedku ugu dhamaadeen seeraha sare ee Himalayas?