Aaladaha dhagaxa ugu da'da weyn ee abid la helay may samayn gacmo bini'aadam, daraasad ayaa soo jeedinaysa
Khubarada cilmiga qadiimiga ahi waxay ogaadeen waxa ay rumaysan yihiin in ay yihiin qalabkii dhagaxa ahaa ee ugu horeeyey ee abid la daahfuro, waxaanay rumaysan yihiin in uu sameeyay cid kale oo aan ahayn awoowayaasheena ugu dhow Homo. qadiimiga…